|
|||||
WAJAALE NEWS
Bulshooy Baro Astaanta Musharaxaaga Maxamed Cabdilaahi Bookh!
April 14, 2021 - Written by Editor:Musharax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Usharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi Jeex, kana Sharaxan Xisbiga Wadani Ayaa Wuxuu Nasiib Uhelay In Ay Astaantiisu Noqoto “Bakoorad” Taasi Oo shacabka Reer Somaliland Ku Dhaqani Miyi iyo magaalo Ay Bulshadu Yar Iyo Wayba Sifiican Uwada Garanayaan. Waxaa bulshada Ku Dhaqan Gobolka Maroodi jeex Mid Ilaa Gabiley, Wajaale Kalabaydh Iyo deegaanada Hoos Yimaada Gaar Ahaan Taageerayaasha Musharax Maxamed Cabilaahi Bookh Lagu War Galinayaa In Ay Sifiican Uxafidaan Astaanta Musharax Oo ah “Bakoorad”, #;Muwaadin Ku dooro musharax la Dareen Ah shacabkiisa #;Ku dooro Musharax/ Xildhibaan kuu Shaqaynaya Balse Aan Kaa Shaqo Tagay, Xogogaalna U Ah Xaalada Ay ku Sugan Yihiin Bulshada Dooranaysaa Miyi Iyo Magaalaba, Guul Iyo Gobonimo Balanteedu Waa Maalinta Codbixinta 31/05/2021 Inshallah. Related posts:DAAWO; Hogaamiye Xirsi Oo Wax Laga Waydiiyay Qaybo kamida Buugiisa Oo Uu kaga Hadlay Xaalada Caafima... OGAYSIIS;HAVOYOCO VTC Waxay kuugu Bushaaraynasaa In ay Bilaabi Doonto Tobabar ku Saabsan Khibradaha... The Republic of Somaliland Is Today More Stronger to WARD OFF Any Threat from the Failed Federal Gov... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|