Agaasime Dr Xergeeye Oo Ka Hadlay Sobobta Xilka Looga Wareejin Waayay Iskuduwaha W, Caafimaadka G, Gabiley Oo Bilka Ka Hor Xilka Laga Qaaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasime Dr Xergeeye Oo Ka Hadlay Sobobta Xilka Looga Wareejin Waayay Iskuduwaha W, Caafimaadka G, Gabiley Oo Bilka Ka Hor Xilka Laga Qaaday.
April 8, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka jsl Dr xergeeye ayaa wax laga waydiiyay sobobta xilka looga wareejin waayay isuduwaha wasaarada caafimaadka gobolka gabiley oo bilka hor xillka laga qaaday islamarkaana loosoo magacaabay iskuduwe cusub kaasi oo aan wali xilka la wareegin iyo cida hor taagan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS