Xisbiga Wadani Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb, Madaxwayne biixina Ku Eedeeyay In Uu Doorashada Carqaladaynayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb, Madaxwayne biixina Ku Eedeeyay In Uu Doorashada Carqaladaynayo.
March 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga xoghayaha eeraha ee xisbiga ucid ahna musharax utaagan doorashada golaha wakiilada shucayb maxamed muuse

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa madaxwayne biixi iyo xukuumadiisa ku eedeeyay in uu doorashada carqaladaynayo islamarkaana uu doonayo in uu qabsado doorasho hal dhinac oo kaliya ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS