Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Loo Diiday Inay Booqdaan Musharax Shucayb Oo Ku Xidhay Saldhiga Dhexe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Loo Diiday Inay Booqdaan Musharax Shucayb Oo Ku Xidhay Saldhiga Dhexe.
March 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha warfaafinta ee xsbiga ucid iyo Masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa loo diiday in booqdaan Musharax shucayb maxamed muuse oo habeen ciidamo soo Qafaasheen kuna xidhan saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa

Sidoo kale waxaa gabi ahaanba loo diiday musharax shucayb ehelkiisii iyo caruurtiisa in ay arkaan wax cunto ahna ugeeyeen.

Xisbiga ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga musharax shucayb oo ay sheegeen in ay yeelaanayaan shir deg deg ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAW WARKAN;

COMMENTS
LINKS