|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xadhiga Ardaydu Xal Maha, Culays Badan Ayay Dugsiyadu ku Hayaan Ardayda iyo Waalidiinta”.Mujaahid Cabdirisaq Alpha
March 17, 2021 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)- Mujaahid Cabdirisaq Ibraahin Kooshin(Cabdirisaq Alpha) oo kamid ahaa lixdii Arday ee loo Af duubay Diyaaradii Somali airline, kaddib markii Xukuumaddii Maxamed Siyaad Bare Dil ku Xukuntay, oo Waraysi siiyey Telefishanka Xogreeb TV, ayaa dugsiyada gaarka loo leeyahay ku Tilmaamay Dhiig-miirato manaxayaal ah, isla markaana sheegay in laga qaado Ardayda dhaqaale aad u badan oo todobaadle iyo Bile ah. Mujaahid Cabdirisaq Alpha waxa kaloo uu Xukuumada Somaliland ugu baaqay inay xoriyadooda isoo celiso Arday loo Xidh-xidhay inay rabshado wadaan. Haddaba Waraysiga aanu la yeelanay, isla markaana uu kaga Hadlay arrimo badan Mujaahid Cabdirasaq Alpha waxa uu dhacay sidan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Dawlada Taagta Daran Ee Somaliya Uga Digtay In ay Wax Faro Galina Ku S... Daawo: Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Kulan Uu Madaxwaynaha Somaliland Kala Yeeshay Shaqadii... Safiirka Dalka Ingiriiska Oo Booqday Xaafada Daami Ee Caasimada Hargaysa Iyo Waxa Uu Kusoo Arkay! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|