“Waxaa Loo Balansanaa In La Ansixiyo Ajandaha Golaha,Waxaase Buuxsamayi Waayay Kooramkii”Gudoomiye Baashe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaa Loo Balansanaa In La Ansixiyo Ajandaha Golaha,Waxaase Buuxsamayi Waayay Kooramkii”Gudoomiye Baashe.
March 9, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa dgniin udiray xidlhibaanada golaha wakiilada ee ka maqnaa  fadhigii manta ee golaha oo uqabsoomi waayay kooram la,aan

Sidoo kale gudoomiye baashe ayaa xildhibaanada ku wargaliyay in la shaqaynayo ilaa jimcaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS