Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Shaaciyay Dadkii Ugu Tirada Badnaa Ee Ugeeriyooday Xanuunka Covid19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Shaaciyay Dadkii Ugu Tirada Badnaa Ee Ugeeriyooday Xanuunka Covid19.
March 7, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ka hadlay soo laba kaclaynta xanuunka coronavirus ee gudaha Somaliland iyo tiradii ugu badnayd ee mudooyinkan Ugeeriyootay.

Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in inka badan 18qof ay udhinteen xanuunkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALK WARKAN;

COMMENTS
LINKS