Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Mishiinka Dhaliya Oxygen-ta Oo Laga Hirgaliyay Cisbitaalka Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Mishiinka Dhaliya Oxygen-ta Oo Laga Hirgaliyay Cisbitaalka Hargaysa
March 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Wasiirka wasaarada caafimaadka ,Agaasimaha guud ee wasaarada iyo maamulka dhakkhtarka hargaysa ayaa xdiga ka jaray xarun loogu talo galay mishiinka dhaliya Oxygenta oo laga hirgaliyay cisbitaalka way nee hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS