Wasiirka Beeraha Oo Tababar Ufuray Beeralayda Deegaanka Indhanka Deera Yahanka Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Beeraha Oo Tababar Ufuray Beeralayda Deegaanka Indhanka Deera Yahanka Ee Gobolka Gabiley.
March 28, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha oo ay weheliyaan, Badhasaabka gobolka Gabiley, maayarka magaalada gabiley ayaa tababar ufuray qaarkamid ah beeralayda  deegaanka indhanka deera yahanka ee gobolka gabiley..

Sidoo kale wasiirka ayaa soo kor meeray mashaariic ay ka hirgaliyeen deegaanka indhanka deera yahanka ee gobolka gabiley

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS