TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha ayaa maanta booqday mashruuca banka wajaale oo ay wasaaradu kasoo saartay raashn faro badan.
Sidoo kale wasiirka wasaarada ayaa raashinkan ku wareejiyay haayada kaydka raashin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;