Wasaaradda Waxbarashadda Oo Ka Hadashay Xaaladda Xanuunka Covid19 Iyo Awaamiir Ay fartay Dugsiyada.
March 21, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wsaarada waxbarashada Somaliland ayaa ka hadlay soo laba kaclaynta xanuunka coronavirus iyo qaabka looga dignaanayo goobaha waxbarasho