Wajaale; Beelo Taageero Balaadhan U Muujisay Musharixiinta Maxamed Cismaan Liimo Iyo Eng Maxamed Dayib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wajaale; Beelo Taageero Balaadhan U Muujisay Musharixiinta Maxamed Cismaan Liimo Iyo Eng Maxamed Dayib.
March 20, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Waxgaradka, Dhalinyarada, iyo haweenka Beesha fiqi jibriil oo kamid ah beelaha dega gobolka gabiley iyo Deegaanada itoobiya ayaa munaasibad balaadhan oo ay Habeenkii xalay ku qabteen magaalada wajaale taageero umuujiyay musharixiinta beesha reer cabdi cali ee  ukala sharaxan maxamed cismaan liimo oo utartamaya golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo eng maxamed dayib oo usharaxan golaha deegaanka degmada gabiley kana sharaxan xisbiga ucid.

Sidoo kale waxaa munaasibad kusoo dhaweeyay taageeradooda ,waxgaradka iyo odoyaasha beesha reer cabdi cali oo uga mahad celiyay isbahaysiga siyaasadeed ee ay la yeesheen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS