Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Fiidhisimaha Ciidanka Ee Tukaraq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Fiidhisimaha Ciidanka Ee Tukaraq
March 2, 2021 - Written by Editor:

TUKARAQ(W,N)-taliyaha ciidanka qaranka somailand gen nuux ismaaciil taani oo ay weheliyaan wasiirka gaashaandhiga iyo saraakiil katirsan ciidanka qaranka ayaa gaadhay fadhiisimaha ciidanka qaranka ee tukaraq ee gobolka sool.

Sidoo kale taliyaha iyo wasiirka ayaa la hadlay ciidamada kala duwan ee ku sugan jiida hore.

Socdaalka taliyaha ciidan qaranka uu ku tagay jiida hore ee fadhiisimaha ciidamada ayaa ah uguurgalinta xaalada ciidanka iyo sidii loogu bogaadin lahaa hawlaha qaranka iyo difaaca dalkooda sida ay heeganka ugu jiraan habeen iyo maalin.

COMMENTS
LINKS