Sedexda Xisbi Qaran Oo Galabta Komishanka Ugudbiyay Liisaska Musharixiinta Golayaasha Deeganka Hargaysa, Gabiley, Bali gubadle Iyo Sallaxley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sedexda Xisbi Qaran Oo Galabta Komishanka Ugudbiyay Liisaska Musharixiinta Golayaasha Deeganka Hargaysa, Gabiley, Bali gubadle Iyo Sallaxley.
March 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Sadexdda Xisbi Qaran ee Ucid, Waddani Iyo Kulmiye ayaa galabta KDQ u gudbiyay Liisaska Musharxiinta Golaha Deegaanka Ee Degmooyinka Hargaysa, Gabilay, Bali-Gubadle , Iyo Salaxalay ee Gobolka Maroodijeex.

Masuuliyiinta xisbiyada uqaabilay komishanka ayaa sirasmi komishanka ugu dubiyay liisaska musharixiinta degmooyinka gobolka maroodi jeex halkaasi oo ay komishanku kagala wareegeen,

 

COMMENTS
LINKS