|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal wasaaraha Itoobiya Oo Qiray In Ay Xadgudubyo Dagaal Ka Dhaceen Gobolka Tigreey.
March 23, 2021 - Written by Editor:Addis ababa(W,N)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay qiray in xadgudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka dhaceen gobalka Tigree-ga, intii uu dagaalka ka socday. Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa arrintaan ka hor sheegay baarlamaanka dalkaas maanta oo salaasa ah. Abiy Axmed ayaa yidhi “waxaa mas’uuliyadda xadgudyadii dhacay qaadan doona askartii geysatay kufsiga ama boobtay hanti shacab” Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa hore ugu eedeeyay dowladda Itoobioya inay xadgudubyo ka geysatay gobalka tigree-ga inkasta oo Itoobiya gaashaanka u daruurtay eedeyntaas. Related posts:Daawo: "Dumarka Murashaxiinta Way U Wanaagsan Tahay Habsan Ka Qabsoomida Doorashooyinka"..Luul Xasan... Cilmi-Baadhis Shaaca Ka Qaaday" In Tobon Daqiiqo Oo Qofku Xanjo Calaashado Waxay Afkiisa Ka Saarta 1... DAAWO;-Heshiis Iskaashi Oo DHexmaray Haayadda Shaqaalaha Dawlada Jsl Iyo Machadka Gimba Ee Dalka Gan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|