Ra’iisul Wasaaraha Dalka Pakistan Oo Laga Helay Cudurka Covid 19, Labo Maalmood Uun Kadib Markii Uu Qaatay Tallaalka.
March 20, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Raysal wasaaraha dalka paakistaan Cimran Khan ayaa laga helay xanuunka coronavirus laba maalmood kadib uun markii uu qaatay talaalka ka hortaga covid19 iyadoo xaaladiisa caafimaad lalal tacaalayo laguna kaarintimeeyay gurigiisa