Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Ugu Sarreeya Gobolka Togdheer Oo Laga Helay COVID-19 | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Ugu Sarreeya Gobolka Togdheer Oo Laga Helay COVID-19
March 16, 2021 - Written by Editor:

Burco(W,N)-Masuuliyiinta gobolka togdheer qaar ka mid ah ayaa laga helay xannuunka covid-19.

Taliyaha ciidanka asluubta togdheer, gudoomiyaha komishanka ee gobolka iyo maayirkii hore ee magaaladda burco, dhegolaab ayaa laga helay xannuunka coronavirus.

Masuuliyiintan oo ka mid ah kuwo udub dhexaad u ah shaqada gobolka, ayaa hadda la tacaalaya xaaladooda caafimaad.

Xanuunka Covid-19, ayaa si hawli ah ugu faafaya guud ahaan somaliland.

COMMENTS
LINKS