|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharixiintii Xisbiga Ucid Ee Ku Xidhnaa Jeelka Madheera Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadoodii!
March 6, 2021 - Written by Editor:HARGASYA(W,N)-Laba musharax ee xukuumadu xidhay islamarkaana ka sharaxnaa xisbiga ucid ayaa hada dib uhelay xoriyadoodii kadib markii laga soo daayay jeelka madheera oo ay ku xidhnaayeen. Labadan musharax ayaa kala Raage Axmed Yuusuf oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo Maxamuud axmed Dhadoon(maskaram) oo usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa Musharixiinta oo ay madaxwayne biixi isku jufo hoose yihiin ayaa laga soo xidhay deegaanka garabis oo ay ku qabsanayeen duco iyadoo ay soo xidheen ciidamo ka tirsan ciidanka booliska oo amar ka haystay sida la sheegay madaxtooyada.
Related posts:Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Qorshaha Dawlada Jabuuti Ee Bada Somalila... “Hay'adda Shaqaaluhu Miyirkii Ha Soo Ceshato, Oo Ha Joojiso Xuuraanka Iyo Cabsi-gelinta Ay Kula Kaca... Beel kamida Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanka Ceel afwayn Oo Xukuumada Ku Wareejiyay Hub Iyo Gaadiid ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|