|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha DDSI Oo Ku Gacan Saydhay Go’aan Ka Soo Baxay Guddida Doorashooyinka Itoobiya
March 26, 2021 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar, ayaa ku gacan saydhay go’aan ka soo baxay Guddida Doorashooyinka Ethiopia oo sheegay in aanay Doorasho ka dhacayn 30 goob Doorasho oo ku yaalla galbeedka gobolka Sitti. Mustafe, ayaa sheegay in Goobahaasi ay leeyihiin Soomaalidu islamarkaana aanay suuragal ahayn in muran la geliyo. Dhulkan ayaa waxa ku muransan Soomaalida iyo Canfarta Ethiopia. Waxa xusid mudan in Goobahan qaar kood hore ay uga dhaceen Doorashooyin iyaga oo raacsan dhinaca Deegaanka Soomaalida. Dhawr goor oo hore ayay Ciidamada Soomaalida iyo kuwa Canfartu ku dagaallameen Galbeedka Sitti iyagoo ku muransan Dhul Related posts:War Deg Deg Ah: Shrikada Telesom Oo Cabasho Wayn Ka Muujinayan Dadka Isticmaala Adeega ZAAD SERVECC... Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Afuro Iyo Casho Sharaf Ah U Sameeyey Culaamu’diinta Reer Somaliland. Daawo:Caaqilkii Ugu Da,ada Waynaa Gayiga Somalidu Dagto Oo 156 jir ah,Ubadkiisuna Kor U dhaafay 200 ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|