|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha DDSI Oo Ku Gacan Saydhay Go’aan Ka Soo Baxay Guddida Doorashooyinka Itoobiya
March 26, 2021 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar, ayaa ku gacan saydhay go’aan ka soo baxay Guddida Doorashooyinka Ethiopia oo sheegay in aanay Doorasho ka dhacayn 30 goob Doorasho oo ku yaalla galbeedka gobolka Sitti. Mustafe, ayaa sheegay in Goobahaasi ay leeyihiin Soomaalidu islamarkaana aanay suuragal ahayn in muran la geliyo. Dhulkan ayaa waxa ku muransan Soomaalida iyo Canfarta Ethiopia. Waxa xusid mudan in Goobahan qaar kood hore ay uga dhaceen Doorashooyin iyaga oo raacsan dhinaca Deegaanka Soomaalida. Dhawr goor oo hore ayay Ciidamada Soomaalida iyo kuwa Canfartu ku dagaallameen Galbeedka Sitti iyagoo ku muransan Dhul Related posts:Ciidanka Iyo Culimada Magaalada Boorama Oo Ka Hadlay Iska Hor Imaadyo Udhexeeyay Kooxo Dhalinyaro ah... “Markii Aanu Aas Aasay Xisbiga Ucid Xoghayihiisa Guud Wuxu Ahaa Sanjab, Golahiisa Dhexena 36 Ayaa Re... Dawladda Turkiga Oo Sheegtay Inay Dardargelisay Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Istaagay,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|