“Madaxwayne Waxaan Kugula Taliyaan, Cid Dadka Baahan Taladoodu Kusoo Gaadhsiisa, Qolodii Kaa Horaysay..”Sh Cabdilaahi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Waxaan Kugula Taliyaan, Cid Dadka Baahan Taladoodu Kusoo Gaadhsiisa, Qolodii Kaa Horaysay..”Sh Cabdilaahi.
March 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekhul Baladka Gobolka Awdal Sheikh Cabdilaahi Sheikh Cali Jawhar oo maanta ka hadlayay munaasibad madaxwaynuhu ku sugnaa ayaa usoo jeediyay talooyin culus oo la xidhiidha masuuliyadiisa madaxwaynaha isagoo sheegay in aanay soo gaadhin fariimaha loosoo gudbiyaa.

Sidoo kale sheikh cabdilaahi ayaa soo bandhigay kala duwanaanshaha madaxwayne biixi iyo madaxwaynayaashii ka horeeyay sidii ay usoo gaadhi jireen fariimaha dadwaynuhu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS