Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Caawa Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Adaydii Ku Dhaawacantay Dab Qabsaday Madarasad Quraan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Caawa Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Adaydii Ku Dhaawacantay Dab Qabsaday Madarasad Quraan.
March 7, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somalilanad Cabdiraxmaan Saylici ayaa caawa cisbitaalka hargaysa ku Booqday 48qof oo ku dhaawacmay dab Ka kacay madasarada Daarul dacwa oo ku taala agagaarka jeelka wayn ee magaalada Hargaysa.

Dadkan ku dhaawacmay dabka ayaa ah ardaydii dhiganaysa oo isugu jira 40 dumar ah iyo 8rag ah.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS