“Inankaygii Waxa Afduubtay Oo Qafaashay Wiilka Uu Dhalay Madaxweyne Muuse Biixi, In Uu Dhintay Iyo In Uu Nool Yahay…”Qoys Cabasho Ka Muujiyay Xadhiga Aabahood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Inankaygii Waxa Afduubtay Oo Qafaashay Wiilka Uu Dhalay Madaxweyne Muuse Biixi, In Uu Dhintay Iyo In Uu Nool Yahay…”Qoys Cabasho Ka Muujiyay Xadhiga Aabahood.
March 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Aabaha dhalay  wiil mudo afar cisho ah la laaya,ay iyo qoyskiisii inanka xidhan oo maanta   warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay laayi,iin mudo afar cisho ah isagoo ay sheegeen in uu qafaashay wiil madaxwaynuhu dhalay.

Sidoo kale qoyska ninka la,aayay cauurtiisii iyo aabaha dhalay ayaa sheegay in wiilkooda uu afduubtay wiil uu dhalay madaxwayne biixi oo lagu magacaabo Axmed.

Qoyskan ayaa fariin udiray madaxwaynaha Somaliland iyo shacabka reer Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALK WARKAN;

COMMENTS
LINKS