|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hogaan Xumada Ina Haysata, Ma Musharax Wasiirkii Qabiilkiisa Kasoo Jeeday Xidhayo Ayaad Aragteen Shucaybna..” Gudoomiye Faysal.
March 27, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe ayaa ka dayriyay xaalada ay manta Somaliland ku sugan tahay iyo fashil maamulka madaxwayne biixi oo uu sheegay in Somaliland uu hogaamin kari wayay Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in wasiir ay isku qabiil uu xidho musharax shucayb oo maalintii sedexaad ku xidhan magaalada hargaysa iyadoo uu sheegay tirade musharixiinta xisbigiisa ee ay xukumadu sidan oo kale uxdhay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Lagu Wargaliyay In Ay Iskugu Yimaadaan Fadhi Deg Deg ah Iyo Sob... “Burburka Dhaqaalaha Ee Dalka Yaa Ka Masuul Ah? Yaa Shidaalka Dalka Loo Xidhayaa?Siyaasi Xamse Khayr... Shirqoolada Haayadaha UNtu Ka Dhex Wadaan Somaliland Iyo Dabacsanaanta Xukuumada Siilaanyo + War La,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|