|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Gudida Tacliinta Sare Oo Iska Difaacay Eedo Loogu Soo Jeediyay Qaabka Ay Uhubiyeen Shahaadooyinka Musharixiinta.
March 21, 2021 - Written by Editor:“Culaysyo Waynagu Yimaadeen Balse Majiro Cadaadis Nagaga Yimid Xukuumada Sare”Gudoomiyaha Gudida Tacliinta Sare. HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa iska difaacay eedo loosoo jeediyay qaabka ay uhubiyeen shahaadooyinka musharixiinta utartamaysa golayaasha deegaanka iyo wakiilada Somaliland Sidoo kale gudoomiyaha gudida tacliinta sare ayaa sheegay in ay hubinta shahaadooyinka kala kulmeen culaysyo badan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge Oo Si Adag Uga Hadlay Dhalinyarada Suuqa Lagaga Jarayo Timaha DAAWO; Wajigii Labaad Ee Nabadaynta Beelaha Ceel-Afwayn Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada ... Shirkada Telesom Oo Eedeymo Culus U Jeedisay Xukuumadihii Kala Danbeeyey Ee Kulmiye, Sheegtayna In C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|