Guddida Xuquuqal Insaanka Itoobiya Oo Warbixin Ka soo Saaray Xaalada Gobolka Tigreega Iyo Tacadiyada Ay Ciidamada Eratariya Ka Gaysteen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddida Xuquuqal Insaanka Itoobiya Oo Warbixin Ka soo Saaray Xaalada Gobolka Tigreega Iyo Tacadiyada Ay Ciidamada Eratariya Ka Gaysteen.
March 25, 2021 - Written by Editor:

MAQALE(W,N)-Gudida xuquuqal Iinsaanka dalka Itoobiya ayaa warbixin kazoo saaray xagudubyada dagaal iyo xaalada gobolka tigreey ee ay sobobeen dagaaladii ka dhacay.

Sidoo kale gudida xuquuqal iinsaanka dalka itoobiya ayaa soo bandhigay tacadiyada ay ciidamada eretariya ka gaysteen gobolka tigreey isagoo sheegay in ay guri guri ugaleen dhibaatana uga gaysteen

HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS