Faah-faahino Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Madaafiic Lagu Garaacay Xerada Xalane Ee Magaalada Muqdisho,
March 9, 2021 - Written by Editor:
MUQDISHO(W,N)-Warar dheeraada ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay madaafiic lagu garaacay xarunta xalanle ee fadhiga dawlada iyo haayadaha caalamiga ah ee magaalada muqdisho.