DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Aqbalay Musharixiinta Cabdirashiid Haybe Iyo Sangub Oo Ka Sharaxan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Aqbalay Musharixiinta Cabdirashiid Haybe Iyo Sangub Oo Ka Sharaxan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley.
March 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa manta gudoomay laba musharax oo usharaxan golahs deegaanka degmada gabiley oo ay usoo gudbiyeen madaxdhaqameedkoodu

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa sheegay in ay aqbaleen labadan musharax islamarkaana xisbiga ucid ay muhiim tahay taageero uu ka helo gabiley

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS