|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Haayada Caymiska Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen.
March 1, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somailand oo maalmihii udanbeeyay ka doodayay xeerka haayada caymiska qaranka oo hore usoo ansixiyeen golaha wakiiladu ayaa manta ansixiyay xeerkan Gudoomiyaha Golaha guurtida ayaa hore gudi dib u eegis ku samaysa iyo waxka badal usaaray xeerkan haayada caymisku. Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa waxka badal iyo kaabis ku sameeyay xeerkan HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo:Doon Ka Shiraacatay Dekeda Berbera Oo Degtay Iyo Dadkii Saarnaa Oo Lalaaya,ay Meel ay Jaan Iyo... Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Bilowday Dhigida Daamurka Ee Wadada Isku Xidhaysa Magaalada Iyo Shariif ... Komishanka Korontada Oo Mudo Bil Gudaheeda Soo Saaray Laba Wareegto Oo Isburinaya, Amarana Lagu Fara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|