|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Haayada Caymiska Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen.
March 1, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somailand oo maalmihii udanbeeyay ka doodayay xeerka haayada caymiska qaranka oo hore usoo ansixiyeen golaha wakiiladu ayaa manta ansixiyay xeerkan Gudoomiyaha Golaha guurtida ayaa hore gudi dib u eegis ku samaysa iyo waxka badal usaaray xeerkan haayada caymisku. Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa waxka badal iyo kaabis ku sameeyay xeerkan HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasi Doono Sheekh Maxamuud Suufi Oo Caawa ... Halkan ka Daawo: Warkii Caawa ee Bulsho Tv (19 07 2013 jimce) waxana Warka Caawa idinla socodsiinaya... Madaxwaynaha Dalka Uganda Museveni Oo Mar Kale Runta ka Sheegay Xaqiiqada Ka Jirta Soomaaliya! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|