DAAWO;-Xildhibaan Wali Xaawo Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Wadani Iyo sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Wali Xaawo Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Wadani Iyo sobobta!
March 10, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Wali Axmed Xaawo oo kamid ah xuldhibaanada golaha wakilada ee wakhtigoodu dhamaanayo ayaa sheegay in uu iska casilay  xubinimadii xisbiga wadani oo uu katirsanaa/

Sidoo kale xildhibaan awali ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta oo iskaga casilay xisbiga wadani xili doorashooyinkii dalku fooda inagu soo hayaan.

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS