|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Sameeyay Banaan Bax Ay Kaga Cabanayaan Shirkada Dp World.
March 23, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Xamaaliinta dekeda berbera ee loo yaqaan Geelayaasha ayaa manta sameeyay mudo haraad salmi oo ay aga cabanayaan shirkada maamusha dekeda berbera ee Dp World iyo boodhka dekeda oo ay sheegeen I ay shaqadoodii ku farogaliyeen Xamaaliinta oo isku soo baxsamaynayay ayaa waxaa maamulka gobolka ku adeegsadeen ciidamo kuwaasi oo kazoo dareeriyay Gudaha dekeda isagoo markii danbe jidadka magaalada berbera ku muujiyay sida ay uga soo horjeedaan tacadiyo ay kula kacday Dp world joojiyayna shaqadii.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shirkada ASAL PRINTING PRESS Oo Shaqaale Ajinabiya Dalbanaysa Iyo Shaqo La,aanta Dhalinyarada Haysat... Daawo:Siyaasi Aaden Dhoola Yare Oo U Jawaabay Masuul Xukuumada Ka Tirsan Oo Dhaliilo Xoogan Ka Muuji... Sheekh Aadan-Siiro Oo Mar Kale Madaxweynaha Jsl U Soo Jeediyey In Laga Fiirsado Heshiiska Saldhigga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|