|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waxgaradka Midkamid Ah Musharixiintii Xisbiga Ucid Ee Xukuumadu Xidhay Oo Sheegay In Loo Diiday Warqadii Danbi La,aanta!
March 16, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharax maxamuud Axmed dhadoon oo usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa ee dhawaan xukuumadu kasoo daysay xabsiga madheera iyo waxgaradka beeshiisa ayaa sheegay in loo diiday warqadii danbi la,aanta islamarkaana uu haysto madaxwaynuhu Sidoo kale musharax maxamuud axmed dhadoon ayaa sheegay in cida loo dilayo hankoodu uu yahay cid danbiyo ay galeen uyaalaan xeer ilaalinta islamarkaana aanu haysan shahaadadii aqooneed ee looga baahnaa musharixiinta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Xaalad Deg-deg Ah Ku Soo Rogay Deegaano Ka Mida Gobolka Sanaag DAAWO ; Weftigii Uu Hogaaminaayay Wasiirka Madaxtooyadu Oo kulan is Xog Waraysi ah Iyo Dabaal dega 2... Daawo:C/Raxmaan Cadami Oo Si Qotodheer U Soo Bandhigay Halkuu Salka Ku Hayo Khilaafka Ka Dhex Qarxa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|