|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Ka Jawaabtay Eedo Uga Yimid Gabadh Katirsanayd Shaqaalaha Wasaarada Oo Sheegtay In Tacadi Lagula Kacay.
March 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa iska difaacay eedo uga yimid masuuliyiinta wasaarada ugu sareeya gabadh katirsanyd shaqaalaha wasaarada oo sheegtay in tacadi lagula kacay darted ay shaqada wasaarada sikaga tagtay.. Sidoo kale Agaasimaha wasaarada ayaa eedahaasi ku tilmaamtay kuwo waxba kama jiraan ah islamarkaana ay saaka wasaarada joogtay iyadoo caadiya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Xarumaha Saddex Nootaayo Magaalada Borama Iyo Raadco Loogu Jiro Saraa... DAAWO; Prof. Samatar Oo Ka Sheekeeyay Hab-dhaqano Uu Bulshadda ku Dhex-arkay “ Somaliya Dhan-na Dadk... Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Som... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|