DAAWO;-Wasaarada Gaadiidka Jsl Oo Soo Saartay Amaro Ay Cadaadis Ku Saarayso Gaadiidka Ukala Goosha Gobolada Dal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Gaadiidka Jsl Oo Soo Saartay Amaro Ay Cadaadis Ku Saarayso Gaadiidka Ukala Goosha Gobolada Dal.
March 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada gaadiidka iyo jidadka somaliland ayaa amaro culus dul dhigtay gaadiidka ukala goosha gobolada dalka iyo iskaashatooyinka gaadiid kuwaasi oo ku amartay in 30bisha wixii ka danbeeyay aanu kaantaroolada ka gudbi karin gaadhi aan so maray geerashyo ay shirkada gaari ah samaysteen oo lagu eegayo badqabka gaadiidka islamarkaana dhaqaale badan lagaga qaadayo wadayaasha baabuurta

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS