|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Xaalada Madaarka Kalabaydh Ee Gobolka Gabiley Oo Mudo Xidhan.
March 2, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Madaarka Magaalada kalabaydh ee gobola gabiley ayaa kamid ahaa madaaradii ug horeeyay ee somaliland yeelato dib ulasoo noqoshadii qaranimada somaliland kadib. Sidoo kale madaarka kalabaydha oo haadan dayac iyo burbur wayni ka muuqdo mudona xidhaa ayaa wakhtiyada qaar ahaa madaarka kaliya ee somaliland ka shaqeeya islamarkaana qaranku faa,iidooyn badan ka helay. Hadaba madaar oo mudo xidhan ayaa xukuumadaha somaliland ee hadba xilka hayaan waxba kqaban isagoo ahaa madaar ay kasoo degaan kaargoogi kaasi oo ugudbi jiray itoobiya iyo guud ahaan gobolada somaliland wali ah mid baahi wayn loo qabo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN
Related posts:DAAWO;Salaadiinta Iyo Waxgaradka Jibriil Yoonis Oo Cadeeyay Inay Somaliland Ka Mid yihiin Dhawaaqii ... Daawo-Dhalinyarada Degmada Togwajaale Oo Ka Jawaabay Eedo Loo Jiidiyey Wasiirka Warshadaha, Iyo Xild... Daawo: Kulan Dhexmaray Wasiirka Qorshaynta Somaliland Iyo Ganacsato Aamina Xirsi Mooge Oo Ka Mida Ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|