|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
March 12, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay arimo door oo la xidhiidha doorashooyinka isku sidkan ee inaga soo foole, xidhiidhka isaga madaxwayne biixi Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa Ka hadlay hankiisa musharaxnimo ee doorashada madaxtooyada ee soo socota iyo arimo kale oo muhiim ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:“Reer Puntland Oo Soomaalida Kale Dilaalidooda Aad Ugu Xarfaan Ahi Tollow Turubkii Ma Dib Bay Hadana... DAAWO;-Abwaan Siciid M, Gahayr Oo Hormuud Ka Ahaa Dhaq Dhaqaaqyo Lagu Diidan Yahay Dulmiga Qoysaska ... Mujaahid Cali Gurey, Oo Si Adag Uga Hadlay Hadalo ka soo Yeedhay Maamulka Somalia Oo ku Saabsan H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|