DAAWO;-Waalidiinta Ardayda Dugsiga Nuuradiin Oo Ka Hadlay Dhacdadii Shalay Ka Dhacday Iskuulka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waalidiinta Ardayda Dugsiga Nuuradiin Oo Ka Hadlay Dhacdadii Shalay Ka Dhacday Iskuulka.
March 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida waalidiinta dugsiga sare ee nuuradiin ayaa ka hadlay dhacdadii shalay ka dhacday iskuulka oo ay sameeyeen qaarkamid ah ardayda oo gadood sameeyay.

Sidoo kale waalidiinta ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo laga qaado cidkasta oo qayb ka qaadata fidma kasta oo lagu kicinayo ardayda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS