|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ururka Qareenada Somaliland Oo Doortay Hogaan Cusub.
March 11, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirwaynaha Ururka Qareenada Somaliland Oo laba Cisho ka Socday magaalada hargaysa ayaa manta lasoo Gabo gabeeyay kaasi oo lagu doortay hogaanka cusub ee Ururka hogaamin doono 3sano ee soo socda. Shirka ayaa lagu doortay gudoomiyaha ururka gdoomye Kuxigeenka iyo Xoghyaha Ururka.
Sidoo kale shirkan ayaa lagu doortay board ururka oo ka kooban 12xubnood, Dhanka kale waxaa shirwaynaha gabo gabadii hadalo dardaaran iyo hambalyo ah ka jeediyay gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland,wasiirka wasaarada cadaalada iyo masuuliyiin kale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Fuliyay Olole Lagu Xidh Xidhayo Meheradaha Ay Dadku Isugu Yim... War Deg Dega; Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda Ee Xisbiga Kulmiye Oo Iscasila... Gudoomiyaha Maxakamada Sare Ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Oo Kulan La Qaatey Safiirka Midowga Yurub... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|