DAAWO;-Taliyaha Qaybta 3aad Ee Ciidanka Qaranka Jsl Gobolka Sanaag Oo Beeniyey Inay Ciidamo Ka Soo Baxeen Fadhiisimahoodii.
March 1, 2021 - Written by Editor:
CEERIGAABO(W.N)-Taliyaha qaybta 3aad ee ciidamada qaranka ee gobolka sanaag ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo lagu sheegay in ciidamo gadoodsani kazoo baxeen fadhiisimahoodii gobolka sanaag