DAAWO;-Talaalka Xanuunka Covid19 Oo Soo Gaadhay Somaliland, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Talaalka Xanuunka Covid19 Oo Soo Gaadhay Somaliland,
March 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Talaalka dawada ka hortaga xanuunka coronavirus ayaa manta soo gaadhay caasimada Somaliland hargaysa taasi oo lagu qaaabiley madaarka cigaal.

Daawada talaal oo ay dalka soo gaadhsiisay haayada caafimaadka aduunku ayaa kazoo degtay madaar halkaasi oo ay ku qaabileen masuuliyiin xukuumada ka socday

COMMENTS
LINKS