DAAWO;-Taageerayaasha Musharax Shucayb Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taageerayaasha Musharax Shucayb Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
March 26, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah odoyaasha iyo taageerayaasha musharax shucayb maxamed muuse oo caawa shir jaraa,id ku qabtay magaalada gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacay musharax shucayb habeenkii xalay kaasi oo ay ku tilmaameen mid afduub oo aan loosoo marin shifo sharci ah.

Sidoo kale taageerashaaya musharax shucayb ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu si deg deg ah ugu soo celiyo xoriyadiisa

Dhanka kale taageerayaasha musharax shucayb ayaa wacad ku maray in xadhigiisu aanu ka joojinayn in doorteen isagoo xidha ay doorayaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS