HARGAYSA(W,N)-Suldaan mawliid cali Ibraahim saybayste oo kamid ah madhaqameedka Somaliland ayaa jawaab kulul kabixiyay hadalo suldaan bare uu ku dhaliilay ciidanka qaranka iyo arimaha ka dhextaagan
Sidoo kale suldaan mawliid ayaa dhigiisa ugu baaqay in aanu farogalin arimaha ciidanka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;