DAAWO;-Siyaasi Ismaaciil Bubaa Oo Wax Laga Waydiiyay Aragtidiisa Rasmiga Ah Ee Uu Ka Aminsan Yahay Qadiyada Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Ismaaciil Bubaa Oo Wax Laga Waydiiyay Aragtidiisa Rasmiga Ah Ee Uu Ka Aminsan Yahay Qadiyada Somaliland!
March 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa wax laga waydiiyay dareenada ka dhashay hadal maalin dhawayd uu warbaahinta uu sheegay

Sidoo kale siyaasi bubaa ayaa wxlaga waydiiyay aragtidiisa rasmiga ah ee uu ka aaminsan yahay qadiyada Somaliland iyo xaqiiqada looga in looga yeedhay xarunta danbi baadhista

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

COMMENTS
LINKS