DAAWO;-Sheekh Axmed Eid Oo Ka Hadlay Rabshado Ka Dhacay Dugsiyada Nuuradiin + Salaama Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Axmed Eid Oo Ka Hadlay Rabshado Ka Dhacay Dugsiyada Nuuradiin + Salaama Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada!
March 12, 2021 - Written by Editor:

“Dugsiga Nuuraadiin Ayaan Buuqday Waxaad Moodaa Sida Akhmaqnimada Ah Ee Ay Ujajabiyeen Agabkii Iskuulka In Uu Cadow Galay ”Sh Axmed Iid.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Axmed Iid Oo Kamid ah Culimada Waawayn Ee Dalka Ayaa manta khudbadii salaada jimce kaga Hadlay rabshado ka dhacay dugsiyada sare ee Nuuradiin Iyo Salaama oo ay sameeyeen qaarkamid ah ardayda dhigata

Sidoo kale sheikh Axmed Iid ayaa xukuumada ugu baaqay in ay Waxyaabaha ka dhacay dugsiyadaa ay si cadaalad ku jiro u Eegto basle aanay siyaabo kale uga falcelin maadama ay Samuuliyadu saaran tahay xukuumada hadii ay tahay kuwa gaar loo leeyahay iyo kuwa dawladu leedahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS