|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharax Shucayb Oo Si Kulul Uga Hadlay Nin Loo Xidhay Warqad Lagaga Been Sheegay Oo Uu Diiday In Saxeexo
March 23, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)Musharax Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse oo kamid musharixiinta xisbiga ucid golaha wakiilada ee gobolka maroodi ayaa si kulul uga hadlay faro galin ay musharaxnimadiisa ku hayaan xubno uuu sheegay in ay ku shaqaysanayaan shaadhkii dawlada sidoo kale musharax shucayb ayaa canbaareeyay xadhiga Muxiyadiin Ibraahim aadan oo kamid ahaa ardaydii ay wada dhigan jireen dugsigii al furqaan oo isagu diiday warqad lagaga been abuuray inuu shucayb ahaa ardaydii ka baxday taasi oo ay soo diyaarsadeen koox ka amar qaada wasiirka isgaadhsiinta. muwaadinkan diiday sexeexa warqadan hoos ku qoran ayaa hada ku xidhan xarunta C,I,Dda Dhanka kale musharax shucayb ayaa hanjabaad culus udiray cidkasta oo ku foogan farogalin lagu sameeyo hankiisa musharaxnimo isagoo sheegay in wixii ka yimaada ay masuul katahay cida iyagu wada arimahan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Tiro Wasiiro ah Oo Kasoo Laabtay Safar ay Ugu Maqnaayeen Dalka Kuwayt Oo Faafaahin Ka Bixiyay ... DAAWO;-Golaha Guurtida Somaliland Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Haayada Qaramada Midoobay Ee UNDP Iyo ... DAAWO; Warbixin Aad u Xiiso Badan Oo ku saabsan Axkaanta Soonka Qoora Sheekh Maxamed Xirsi (Abdi ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|