DAAWO;-Munaasibad Shaacinta Cabdiraxmaan Ismaaciil Oo Usharaxan Golaha Deegaan Gabiley Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Shaacinta Cabdiraxmaan Ismaaciil Oo Usharaxan Golaha Deegaan Gabiley Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley
March 13, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Munaasibad balaadha oo lagu shaacinayay musharax cabdiraxmaan ismaaciil oo xisbiga wadani uga sharaxan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta lagu qabtay magaalada gabiley taasi oo ay kasoo qaybgaleen hogaanka xisbiga wadani,madaxdhaqameedka iyo waxgaradka beesha akisho ee iyadu usoo xulatay in aqoonyahan cabdiraxmaan ku matalo golaha deegaanka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS