|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mo Faarax Oo Ka Hadlay Tartanka Orodada Caalamiga Ee Dhacaya Dalka Jabuuti.
March 5, 2021 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)- Orodyahanka Caalamiga ah Mo Faarax islamarkaana ay hore dawlada jabuuti ugu magacowday xil sharafeed safiir ah oo ku sugan magaalada jabuuti ayaa ka hadlay tartanka orodada ee ay dalka jabuuti marti galinayso kaasi oo ay ka kasoo qaybgaleen 17dal oo ay jamhuuriyada somaliland kamid tahay. Sidoo kale orodyahan mo faarax ayaa ka waramay doorkii ay dhalinyaro badan oo reer jabuuti ahi ku lahaayeen oradada caalamka iyo magaca ay usoo jiideen dalkooda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Xabsiga Utaxaabay Qaarkamid Ah Iskuduwayaasha Gobolka Iyo Sobobta! Ramaax oo Sheegay In Tan iyo Markii Uu Talada Dalka La Wareegay Madaxweyne Biixi Ay Somaliland Ka Ha... Prof Ibrahim Maxamed Meecaad Oo Talooyin La Xidhiidha Furashada Ururada Siyaasada Usoo Jeediyay Shac... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|