DAAWO;-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Dhagax Dhigay Xarunta Barashada Culuunta Caafimaadka Ee Dadka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Dhagax Dhigay Xarunta Barashada Culuunta Caafimaadka Ee Dadka.
March 12, 2021 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa dhagax dhigay xarunta barashada culuunta caafimaadka dalka jabuuti taasi oo noqon doonta xarun ay dad reer jabuuti kaga maarmaan dhakhtaradii ay dibada utagi jireen

Sidoo kale Madaxwayne geele ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada ay dad reer jabuuti leedahay xarunta barashada culuunta caafimaadku

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS