DAAWO;-Maareeyihii Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Xilkii Iskaga Casilay Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maareeyihii Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Xilkii Iskaga Casilay Iyo Sobobta!
March 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maareeyihii haayada wadooyinka somaliand ayaa manta shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu qaranka uhayay isagoo sheegay in uu yahay musharax utaagan doorashada golaha wakillada Somaliland ee dhawaan dalka ka qabsoomi doonta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS